HomeWararDiyaarad lagu rasaaseeyey Magaalada Jowhar

Diyaarad lagu rasaaseeyey Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad Maanta lagu rasaaseeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar. Diyaaradaan oo sida Qaad ayaa ka timid Magaalada Nairobi.basle Wararka ayaa waxa ay sheegayan in markii Garoonka Jowhar lagu rasaaseeyey ay kas oo tagtay,isla markaana ay ku degatay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad Maanta lagu rasaaseeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar.

Diyaaradaan oo sida Qaad ayaa ka timid Magaalada Nairobi.basle Wararka ayaa waxa ay sheegayan in markii Garoonka Jowhar lagu rasaaseeyey ay kas oo tagtay,isla markaana ay ku degatay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Sababta dhalisay in diyaaradaas la rasaaseeyo ayaa waxaa lagu sheegay khilaaf soo kala dhex galay Ganacsatada Qaadka ee Magaalada Jowhar,taas oo keentay in markii Diyaaradii la rasaaseeyey ay ka soo tagtay ay mid kale halkaasi ka degtay.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Jowhar ka taagnaa tartan u dhaxeeyey Ganacsatada qaadka taas oo hoos u dhac dhinaca Qaadka ah laga dareemay Jowhar,iyada oo Qaadkuu hadda Marduufkii la iibinayo lacag dhan $10 halka markii hore uu ahaa $30.

Xiisada ka dhalatay khilaafka u dhaxeeya Ganacsatada Qaadka ayaa ka taagan Magaalada Jowhar,iyada oo masuuliyiinta Maamulka Magaalada Jowhar asyan ka hadlin khilaafkaas iyo dhacdada manta Diyaarada Qaadka siday lagu rasaaseeyey.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts