HomeWararDEG DEG:-Saddex ruux oo ku geriyootay Guri ay dhisayeen oo ku soo...

DEG DEG:-Saddex ruux oo ku geriyootay Guri ay dhisayeen oo ku soo dumay Isgoyska Km4

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Goordhow soo garay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegaya in Guri laga dhisayay Nawaaxiga KM4 uu ku soo dumay Shaqaalihii dhisayay kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay. Dhisamaha Guri oo ka socday Dhismihii Ex Shineemo Igwadoor ka soo horjeedka Taalada Axmed Gureey ee KM4. Inta la xaqiijiyey Dhismaha Guriga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo garay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegaya in Guri laga dhisayay Nawaaxiga KM4 uu ku soo dumay Shaqaalihii dhisayay kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay.

Dhisamaha Guri oo ka socday Dhismihii Ex Shineemo Igwadoor ka soo horjeedka Taalada Axmed Gureey ee KM4.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey Dhismaha Guriga ee soo dumay ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa Saddex ka mid ah Shaqaalaha Guriga dhisayay,sida ay soo sheegayaan Wariyaasheena oo halkasi tegay.

Dhismaha Guragan oo dhawaan la bilaabay ayaa xiligaan marayay dhismaha Koowaad,waxana Gobjogayaal ay sheegeen in iyada oo Shaqadii lagu jiray uu ku soo dumay Shaqaalihii .

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts