HomeWararWadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Inta badan Maanta Wadooyinkena ay xiran yihiin Magaalada Muqdisho,iyada oo lagu waday in uu furmo kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya wallow codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo uu kulankaas u baaqday. Wadooyinka ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada Dowladda oo wata Gaadiidka dagaalka kuwaas oo Wadooyinka qaar u diidaya in ay maraan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan waliba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Inta badan Maanta Wadooyinkena ay xiran yihiin Magaalada Muqdisho,iyada oo lagu waday in uu furmo kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya wallow codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo uu kulankaas u baaqday.

Wadooyinka ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada Dowladda oo wata Gaadiidka dagaalka kuwaas oo Wadooyinka qaar u diidaya in ay maraan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan waliba Gaadiidka qaar oo ay wataan Madaxda Dowladda.

- Advertisement -

Dadka Muqdisho qaarkood ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Maanta ay cagtooda maalayaan,waxana Wadooyinka xiran ka mid ah Wadada Maka Al-Mukarama qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo Wadooyin kale oo muhiim ah.

In kastoo dowladda Soomaaliya aysan shaacin sababta Wadooyinka loo xiray ayaa hadana waxaa loo badinayay kulanka Golaha Shacabka ee lagu waday in uu Maanta furmo,waxaana Warar kale oo haatan soo baxaya ay sheegaayan in Wadooyinka intooda badan la furayo maadaama kulankii Baarlaamanka uu baaqday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts