HomeWararHaweeney Ilmoyar ay dhashay ku riday Suuli Magaalada Dhuusamareeb

Haweeney Ilmoyar ay dhashay ku riday Suuli Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Duusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Cunug ay dhashay ku riday Musqul (Suuli) Magaalada Dhusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Dhacdadaan ayaa waxa ay ka dhacday Xaafada lagu Magacaabo Dayax oo ku taalla Magaalada Dhuusamareeb,waxana ka warhelay ama ogaaday dad deris la ah Haweeneyda,iyaga oo Musqusha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Duusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Cunug ay dhashay ku riday Musqul (Suuli) Magaalada Dhusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Dhacdadaan ayaa waxa ay ka dhacday Xaafada lagu Magacaabo Dayax oo ku taalla Magaalada Dhuusamareeb,waxana ka warhelay ama ogaaday dad deris la ah Haweeneyda,iyaga oo Musqusha ka soo saaray Cunugii yaraa.

- Advertisement -

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Cunuga yar Musqusha laga soo saaray,isaga oo miil daboolan,isla markaana la geeyey Isbitaalka Xanaano ee Magaalada dhuusamareeb si xaaladiisa halkaasi loogu baxnaaniyo.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Galmudug ee Magalada Dhuusamareeb ayaa tegay hoyga Haweeneyda oo aan weli la ogeyn waxa ku kalifay in cunugeeda ay musqusha ku rido,iyada oo dhacdadaas oo ah mid ku cusub Dhuusamareeb  ay aad ula yaabeen dadka ku nool Magaaladaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts