HomeWararSawirro:-Taliyayaasha Booliska iyo NISA oo la kulmay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...

Sawirro:-Taliyayaasha Booliska iyo NISA oo la kulmay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker ayaa kulamo xasaasi ah waxa uu la qaatay taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Gen, Bashiir Cabdi Maxamed, taliyaha Ciidanka Booliska Xuseen Cismaan Xuseen taliyaha NISA Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker,ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii loo hormarin lahaa talisyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker ayaa kulamo xasaasi ah waxa uu la qaatay taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray Gen, Bashiir Cabdi Maxamed, taliyaha Ciidanka Booliska Xuseen Cismaan Xuseen taliyaha NISA Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker,ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii loo hormarin lahaa talisyada ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya sida lagu qoray Barta Twitter-ka howlgalka Turkiga ee Soomaaliya.

Danjire  Baker, ayaa waxuu sheegay in Dowladda Turkiga ay diyaar u tahay labadan Hay’addood ay ka taageerto sidii looga adkaan la haa dagaalyahanada  Al Shabaab oo dagaal kula jira dowladda Soomaaliya.

Sikastaba Dowladda Turkiga ayaa saldhig Militari ay ka dhistay Muqdisho,iyada oo lagu tababaro Ciidama Xoogag dalka Soomaaliya,isla markaana sidoo kale ay taageero weyn siisaa dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo sawirrada kulanka Masuuliyinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts