HomeWararAgaasimaha Wasaarada Biyaha iyo tamarta Galmudug oo lagu xiray Dhuusamareeb

Agaasimaha Wasaarada Biyaha iyo tamarta Galmudug oo lagu xiray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka  ka imanaya Magaala Madaxda Galmudug ee Dhusmareeb ayaa waxa ay sheegayaan in uu xabsiga magaaladiisi xalay uu ku hoyday Agaasimaha guud Wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug Guuleed Osmaan Guuleed jawaase oo ay xireen Ciidamada Maamulka Ahlu sunna. Wali si rasmiya looga oga sababta ka danbeysa xariga mas’uulkaaan hasayeeshee marar hore ayeey ciidamo ka amar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka  ka imanaya Magaala Madaxda Galmudug ee Dhusmareeb ayaa waxa ay sheegayaan in uu xabsiga magaaladiisi xalay uu ku hoyday Agaasimaha guud Wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug Guuleed Osmaan Guuleed jawaase oo ay xireen Ciidamada Maamulka Ahlu sunna.

Wali si rasmiya looga oga sababta ka danbeysa xariga mas’uulkaaan hasayeeshee marar hore ayeey ciidamo ka amar qaata madaxa Ahlu sunna ee dhawaan heshiiska la galay Galmudug sidan oo kale u xireen madax ka tirsan mamulka Galmudug.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo aan la xiriirnay si aan wax uga weeydiino xariga Masuulkaas ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino xariga hoyday Agaasimaha guud Wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts