HomeWararCiidamada Danab oo Caawa fuliyay howlgal lagu qabtay Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab(Akhriso...

Ciidamada Danab oo Caawa fuliyay howlgal lagu qabtay Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab(Akhriso Magacyada)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ay fuliyeen ku soo qabteyn laba Sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab. Masuuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan gudoomiye ku xigeenka gobolkaas Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa Dalsan u xaqiijiyay qabashada labada Sarkaal oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ay fuliyeen ku soo qabteyn laba Sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab.

Masuuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan gudoomiye ku xigeenka gobolkaas Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa Dalsan u xaqiijiyay qabashada labada Sarkaal oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Labada Sarkaal ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa Cabdi Kariin Abuu Xamza oo Shabaab u qabilsnaa dhanka Maaliyadda iyo Sheekh Muudeey oo dhanka Amniyaadka u qaabilsanaa,isla markaana ka mid ahaa Saraakiisha Shabaab ee ku soo tababartay dalka Afgaanistaan.

Gudoomiye ku xgeenka Shabeellaah Hoose aya sidoo kale sheegay in Saraakiishaan ka tirsanaa Shabaab lagu haayo Xarumo Ciidamada dowladda ku leeyihiin Shabeellaha Hoose,kuwaas oo lagu soo wareejin doono laamaha amniga Soomaaliya.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in sidoo kale weli ay socdaan howlgallo kale,isla marakaana lagu raad joogo Saraakiil kale oo ka tirsan Shabaab oo ay xogo ka heleen,kuwaas oo la socday Saraakiisha ay qabteyn sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Weli Al-Shabaab kama hadlin Saraakiisha ka tirsanaa oo Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose uu Caawa sheegay in holwgal laga fuliyay degmada Awdheegle lagu qabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts