HomeWararXildhibaan Cabdi Shire “Jawaari oo Gudoomiyenimada laga qaado Waa baarlamaanka oo irdaha...

Xildhibaan Cabdi Shire “Jawaari oo Gudoomiyenimada laga qaado Waa baarlamaanka oo irdaha loo laabo”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan Cabdi Shire oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan in xilka qaadis lagu sameeyo Gudoomiyaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,xili weli uu jiro xiisad Siyaasadeed oo ka dhalatay mooshinka lag gudbiyay Gudoomiye Jawaari. “Isku dayga in xilka laga qaado , Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari,  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Cabdi Shire oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan in xilka qaadis lagu sameeyo Gudoomiyaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,xili weli uu jiro xiisad Siyaasadeed oo ka dhalatay mooshinka lag gudbiyay Gudoomiye Jawaari.

“Isku dayga in xilka laga qaado , Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari,  waxaan u arkaa mid aysan ku jirin  danta ummadda Soomaaliyeed xilligan. Waxaan ka codsanayaa Xildhibaanada saxiixay  moowshinka in ay xaalada dib u eegaan iyaga oo maanka ku haya  marxalada dalku ku sugan yahay”

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdi Shire ayaa sheegay in waqtiagn ay wanaagsan tahay in aan xaqiiqada laga tegin,isaga oo difaacay Gudoomiye Jawaari,waxa uuna  ku tilmaamay in uu yahay nin Sharci yaqaan ah,hadii xilka laga qaadana ay la mid tahay in baarlamaankii irdaha loo laabay.

Dadku waa banii’aadmi, khalad waa jiri karaa ay arkaan xildhibaanada qaar in  uu galay gudoomiyuhu, balse waxaa muhiim ah in aan xaqiiqada aan  laga tagin. Aqoonta Jawaari uu leeyahay dhan maamul, sharci, waayo-aragnimo , maanta ma noola qof Soomali ah oo leh. Jawaari oo Gudoomiyenimada laga qaado waa baarlamaanka oo albaabada loo laabo ayuu yiri Xildhibaanka”

Weli waxaa taagan xiisada ka dhalatay mooshinkii laga keenay gudoomiye jawaari taas oo sababtay in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay labo u kala qeybsamaan,waxaana lagu eedeynayaa in ay mooshinkaas dabada ka riixeyso xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts