HomeWararCiidamada xasilinta oo howlgal gaar ah ka sameeyey Xaafad ka mid ah...

Ciidamada xasilinta oo howlgal gaar ah ka sameeyey Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada xasilinta Caasimadda ayaa howlgalka waxa ay ka fuliyeen xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafada towfiiq oo xalay laba qof lagu dilay. Ciidamada ayaa guryaha qaar gelaya halka dad dhalinyaro u badan ay wadooyinka Xaafada towfiiiq ka qab qabteen sida ay Dalsan u sheegeen dadka Xaafada qaarkood oo aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xasilinta Caasimadda ayaa howlgalka waxa ay ka fuliyeen xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafada towfiiq oo xalay laba qof lagu dilay.

Ciidamada ayaa guryaha qaar gelaya halka dad dhalinyaro u badan ay wadooyinka Xaafada towfiiiq ka qab qabteen sida ay Dalsan u sheegeen dadka Xaafada qaarkood oo aan la hadalnay.

- Advertisement -

Badi dadkii ay Ciidamadu qabteyn ayaa la sheegay in lasiidaayay halka qaarkood ay Ciidamadu wateen,waxaana jawiga Xaafada towfiiq oo intii howlgalka socday kacsaneyd ay haatan tahay mid degan.

Xalay fiidkii ayaa Kooxo hubeysan waxa ay Xaafada Hotel towfiiq we degmada Yaaqshiid ku dileen laba ruux oo mid ka mid ahaa Askari ,iyaga intaasi kadib Goobta ka baxsaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts