HomeWararDhageyso:Maamulka Degmada Buurdhuubo oo sheegay in ay fashiliyeen weerar kaga yimid Al-Shabaab

Dhageyso:Maamulka Degmada Buurdhuubo oo sheegay in ay fashiliyeen weerar kaga yimid Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka degmada Buurhuube ee Gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii u dambeeyay ee degmada xalay ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka oo intiisa badan ka dhacay Fariisin Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Buurdhuubo ayaa mudo kooban socday,waxana Maamulka ay sheegeen in ay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhanka Al-Shabaab. Gudoomiyaha degmada Buurdhuube ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka degmada Buurhuube ee Gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii u dambeeyay ee degmada xalay ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalka oo intiisa badan ka dhacay Fariisin Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Buurdhuubo ayaa mudo kooban socday,waxana Maamulka ay sheegeen in ay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhanka Al-Shabaab.

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo Xasan Muxumad Cali oo Dalsan la hadlay ayaa sheegay in Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen mid ka mid ah Xarumaha Maamulka balse ay weerarkoodii fashiliyeen.

Waxa uu sheegay in dagaalkaas uusan geysan wax khasaaro ah,waxa uuna beeniyay warka soo baxay Al-Shabaab oo lagu sheegay in mudo kooban ay qabsadeen degmada Buurdhuubo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Buurdhuubo.

- Advertisement -

140319_028

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts