HomeWararMunaasabad lagu soo bandhigi lahaa waxqabadka Xukuumadda Kheyre oo loo baajiyay xiisada...

Munaasabad lagu soo bandhigi lahaa waxqabadka Xukuumadda Kheyre oo loo baajiyay xiisada Siyaasadeed ee taagan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Caawa ayaa qorshuhu ahaa in Munaasabad lagu soo badhigi lahaa waxqabadka Mudadii ay jirtay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre  lagu qabanto howlka Sahal oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho balse ay baaqatay. Munaasabadaas ayaa waxaa lagu Casuumay Masuuliyiin  isugu jiray Xildhibaano,Wasiiro,Siyaasiyiin iyo boqolaal kale oo marti sharaf ah laakin loo baajiyey sababo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caawa ayaa qorshuhu ahaa in Munaasabad lagu soo badhigi lahaa waxqabadka Mudadii ay jirtay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre  lagu qabanto howlka Sahal oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho balse ay baaqatay.

Munaasabadaas ayaa waxaa lagu Casuumay Masuuliyiin  isugu jiray Xildhibaano,Wasiiro,Siyaasiyiin iyo boqolaal kale oo marti sharaf ah laakin loo baajiyey sababo la xiriira khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in uu ku wargeliyay ra’iisul Wasaare Kheyre  in munaasabada dib loo dhigo maadaama ay ku soo beegantay xili ay jiraan xiisado siyaasadeed.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa ka soo horjeestay soo jeedinta Madaxweynaha ee ku aadan joojinta xafladan,isaga oo ku adkeystay in ay dhaceyso munaasabada.

Saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Dalsan u xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo uu ugu dambeyn kulan saacado qaatay ku qanciyay Ra’iisul Wasaare Kheyre in la baajiyo munaasabada,iyada oo howlka ay diyaar ku ahaayeen inta badan Martidii ka qeyb gali laheyd iyo sidoo kale Bahda Saxaafadda oo qalabkii ay wax ku tabin lahaayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts