HomeWararDhageyso:-ONLF oo Shaacisay in Shuruud lagu xiray siideynta Qalbi-Dhagax

Dhageyso:-ONLF oo Shaacisay in Shuruud lagu xiray siideynta Qalbi-Dhagax

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ururka ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ag Madaxda Ururkaas,kaas oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacan gelisay Itoobiya. ONLF ayaa sheeegtay in sii daynta Qal-bi-dhagax lagu xiray shuruudo ay ka mid tahay inuu ka laabto mowqifkiisa siyaasadeed. Afhayeenka Jabhada hubeysan ee ONLF […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ag Madaxda Ururkaas,kaas oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacan gelisay Itoobiya.

ONLF ayaa sheeegtay in sii daynta Qal-bi-dhagax lagu xiray shuruudo ay ka mid tahay inuu ka laabto mowqifkiisa siyaasadeed.

- Advertisement -

Afhayeenka Jabhada hubeysan ee ONLF Cabdulqaadir Xasan HIRMOOGE oo Wareysi siiyay Idaacadda Voa ayaa sheegay in wadahadaladii dhawaan ka dhacay dalka Kenya aan wax natiijo ah laga soo saarin marka laga reebo in waqtiyo kale la balamay.

Waxa uu sheegay in siideynta dowladda Itoobiya dhawaan Maxaabiistii faraha badneyd ay ku timid banaanbaxyo ka dhacay deegaanada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo baaqyo kala duwan oo ka yimid Caalamka.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku adray in Cabdi Kariin Muuse QALBI-Dhagax cadaadis lagu saaray in uu Saxaafada la hadlo isaga oo Shacabka dowlad deegaanka Itoobiya u sheegaya in ay kacdoonka joojiyaan,isagana uu ka laabtay go’aankiisii hore laakin taasi uu ka biyo diiday.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Afhayeenka Jabhada hubeysan ee ONLF.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts