HomeWararDEG DEG:-Baarlamaanka Soomaliya oo meelmariyay Go’aan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World

DEG DEG:-Baarlamaanka Soomaliya oo meelmariyay Go’aan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mudanayaasha Baarlamanka soomaliya ayaa Maanta kulan xasaasi ah waxa ay ku yesheen Magaalada muqdisho,kulankaas ayaa intiisa badan looga hadlay heshiiskii Sadex geesoodka ahaa ee dekada Magaalada berbera. Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay heshiiskaas oo ay wada saxiixdeen Dowladda Itoobiya Maamulka soomaaliland iyo Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta. Dood kadib 168 Xildhibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudanayaasha Baarlamanka soomaliya ayaa Maanta kulan xasaasi ah waxa ay ku yesheen Magaalada muqdisho,kulankaas ayaa intiisa badan looga hadlay heshiiskii Sadex geesoodka ahaa ee dekada Magaalada berbera.

Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay heshiiskaas oo ay wada saxiixdeen Dowladda Itoobiya Maamulka soomaaliland iyo Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Dood kadib 168 Xildhibaan ayaa ansixiyay Xeer dalka looga mamnuucayo Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Xeerkaan oo Nuqul ka mid ah ay heshay Idaacadda Dalsan ee M/Muqdisho ayaa sheegayaa in Shiradda ay ku xadgudubtay Madax banaanida iyo midnimada dlaka Soomaaliya sidaas daraadeedna dalka laga mamnuucayo.

Waxaa sidoo kale Xeerka ka mid ah in heshiiskasta oo lagelayo ay masuul ka tahay dowladda Federalka Soomaaliya intaasi kadibna baarlamaanka Soomaaliya lamarsiinayo.

- Advertisement -

Waxaa kaloo xeerkan lagu xusay in marka uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka uu Madaxweynaha ku meel marin doono xeer Madaxweyne, laguna soo saari doono faafinta rasmiga ee Jamhuuriyadda Federaalka

Sidoo kale qodobada Xeerka ku jira ayaa ah kuwa calculus oo ay ka mid yihiin in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu Go’aankas gaarsiiyo Madaxda Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta.

Hoos Ka Akhriso Xeer dalka looga saaray Shirkada DP World.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts