HomeWararSawiro:-Wasiirka Howlaha Guud oo Jowhar kulan kula qaatay Madaxweynaha Hir-Shabeelle

Sawiro:-Wasiirka Howlaha Guud oo Jowhar kulan kula qaatay Madaxweynaha Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Howlshaha Guud iyo dib-udhiska xukuumadda Soomaaliya Eng Saadaq Cabdullsahi Cabdi. Wafdiga ayaa waxaa Jowhar ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen madaxweynaha Hir-Shabeelle, Gudoomiyaha Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe,,Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulkaas. Intaasi kadib Wafdiga uu Wasiirka hogaaminayay ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Howlshaha Guud iyo dib-udhiska xukuumadda Soomaaliya Eng Saadaq Cabdullsahi Cabdi.

Wafdiga ayaa waxaa Jowhar ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen madaxweynaha Hir-Shabeelle, Gudoomiyaha Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe,,Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulkaas.

- Advertisement -

Intaasi kadib Wafdiga uu Wasiirka hogaaminayay ayaa waxa ay Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Jowhar kulan kula qaateen Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare,iyaga oo ka wada hadlay sidii dib-udhis loogu sameyn lahaa Xarumaha dowladda iyo Wadooyinka intaba.

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska soomaaliya Eng Saadaq Cabdullahi Cabdi ayaa ujeedka safarkooda ku sheegay qiimeyn lagu sameyn doono baahiyaha ay qaban Shacabka iyo sidii ay iskaashi ula sameyn lahaayeen Wasaaradda Howlaha guud ee Maamulka Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Daawo Sawirada Soo dhaweynta Wafdiga.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts