HomeWararDhageyso:-Galmudug oo Sharci ka soo saareysa Iibsiga dhulalka+Sawiro

Dhageyso:-Galmudug oo Sharci ka soo saareysa Iibsiga dhulalka+Sawiro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxa Golaha Wasiira Sheikh Maxamed Shaakir ayaa si wada jir ah u kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb, iyadoona Dadka looga digay inay dhistaan Dhulka Garoonka Sharcina laga soo saari doono. Kormeer ka dib ayaa Masuuliintu si wada jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxa Golaha Wasiira Sheikh Maxamed Shaakir ayaa si wada jir ah u kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb, iyadoona Dadka looga digay inay dhistaan Dhulka Garoonka Sharcina laga soo saari doono.

Kormeer ka dib ayaa Masuuliintu si wada jir ah Warbaahinta ula hadleen, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sh Maxamed Shaakir ayaa waxa uu sheegay in Garoonka laga dhigi doono mid heerkiisu sareeyo maadaama uu ku yaalo Caasimadda Maamulka.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu sheegay in Fadhiga ugu horeeya ee Baarlamaanka la soo saari doono Sharciyada Dhulalka.

Ugu dambayn Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa xusay in Garoonka Ugaas Nuur uu Noqan doono Mid Caalami ah Sanadaha soo socda.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

- Advertisement -

Codka Sheekh Shaakir

Codka Madaxweyne ku xigeenka Carabeey

Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacali Casir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts