HomeWararMadaxweyne Gaas oo Go’aan ka soo saaray Hantida saaran Doon ku soo...

Madaxweyne Gaas oo Go’aan ka soo saaray Hantida saaran Doon ku soo caarisay Xeebta Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda Maamulkaas in aan wax canshuur ah ka qaadi Karin hantida saran Doon ku soo caarisay xeebaha Magalada Boosaaso. Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ee Maanta ayaa laga soo saaray Go’aanka ah in aan wax lacag ah laga qaadin doontaas,waxaana Madaxweyne Gaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda Maamulkaas in aan wax canshuur ah ka qaadi Karin hantida saran Doon ku soo caarisay xeebaha Magalada Boosaaso.

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ee Maanta ayaa laga soo saaray Go’aanka ah in aan wax lacag ah laga qaadin doontaas,waxaana Madaxweyne Gaas uu sidoo kale uu ammaan iyo bogaadin u jeediyay dadka dadaalada ku bixinaya sidii loo badbaadin lahaa Hantida saran doontaas.

- Advertisement -

Haatan waxaa socda dejinta Hantida saran doonta,iyada oo Shacabka Magalada Boosaaso iyo Maamulka ay u dhiseyn dekada macmal ah taa soo hadda dejinteeda ay ka socoto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts