HomeWararSawiro:-Gudoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Sawiro:-Gudoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulankaan ay wada qaateen Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa waxay uga hadleen dastuurka iyo howlaha aqalka sare. Kulanka oo saxaafadda dibad joog ay ka ahayd,ayaa  markii uu soo gaba-gaboobay waxaa saxaafadda la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankaan ay wada qaateen Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa waxay uga hadleen dastuurka iyo howlaha aqalka sare.

Kulanka oo saxaafadda dibad joog ay ka ahayd,ayaa  markii uu soo gaba-gaboobay waxaa saxaafadda la hadlay habdhooraha Golaha Aqalka sare ee  baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Kaafi Macalin Xasan, waxa uu sheegay in arrimaha dastuurka iyo furitaanka fadhiyada aqalka sare  looga hadlay kulanka, iyaddoo Ergayga gaarka ee Q.M ee  Soomaaliya ay tahay markii 3aad ee kulan uu la qaato Guddoonka Golaha Aqalka sare.

- Advertisement -

Dhinaca kale Xarunta Golaha Aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaa kulan ku lahaa xubnaha guddiga la socodka iyo dib u eegista laba gole baarlamaanka  JFS, iyaddoo kulankaasi uu shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib u eegista laba gole mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana laga doodayay oo qodob qodob loo dul istaagayay qabyo qoraalka dastuurka,  kulankana waxaa ku sugnaa xubno ka socday dowlad goboleedyada oo xubno ka noqonaya  guddiga sida warbaahinta uu u sheegay Sen, Xuseen Sheeq Maxamuud xoghayaha guud ee guddiga la socodka iyo dib u eegista laba gole baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts