HomeWararSawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo xili Habeen ah Caawa ka dhoofay Garoonka Aadan-Cadde

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo xili Habeen ah Caawa ka dhoofay Garoonka Aadan-Cadde

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Caawa xili haben ah waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha adan Cadde ee Magaalad Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka. Wefdiga Wasiirka Ayaa waxaa Garoonka ku sii sagootiyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wsiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Oomaar,Wasiro iyo xildhibaano. Wasiir Beyle oo Caawa ka dhoofay Muqdisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Caawa xili haben ah waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha adan Cadde ee Magaalad Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka.

Wefdiga Wasiirka Ayaa waxaa Garoonka ku sii sagootiyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wsiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Oomaar,Wasiro iyo xildhibaano.

- Advertisement -

Wasiir Beyle oo Caawa ka dhoofay Muqdisho ayaa weli la shaacin halka uu ku wajahan yahay.

Goordhow la socda faah faahinta Warkaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts