HomeWararSawirro:-Puntland oo sheegtay in ay heyso Maxaabiis Al-Shabaab ah

Sawirro:-Puntland oo sheegtay in ay heyso Maxaabiis Al-Shabaab ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa bilaabay howlgallo amni xaqiijin ah kaas oo laga fuliyay deegaanada ku tedsan Buuraha Calmadoow ee gobolka Bari halkaasi oo Saraakiisha puntland ay sheegeen in ay ku jiraan rag ka tirsan Shabaab iyo Daacish. Goobaha ugu badan ee howlgallada laga sameeyay ee Gobolka Bari ayaa waxaa ka mid ah Buuraleyda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa bilaabay howlgallo amni xaqiijin ah kaas oo laga fuliyay deegaanada ku tedsan Buuraha Calmadoow ee gobolka Bari halkaasi oo Saraakiisha puntland ay sheegeen in ay ku jiraan rag ka tirsan Shabaab iyo Daacish.

Goobaha ugu badan ee howlgallada laga sameeyay ee Gobolka Bari ayaa waxaa ka mid ah Buuraleyda deegaanada Dhadhaabo, Ceeldibir, Durduri, Harweyn, Karin Xagarood, Madarshoon iyo Diindigle oo Buuraha Cal Madow oo qiyaastii 35-77km ka xiga dhanka Koonfur Galbeed magaalada Bosaso ee gobolka Bari.

- Advertisement -

Holwgalkaan oo qaatay mudo ka badan Afar Maalmood ayaa Saraakiishu waxa ay sheegen in uu yahay mid ku qotoma sidii Al-Shabaab looga looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugn yihiin Buuraha Cal Madow.

Saraakiisha Ciidamada BIS-ta Puntland ayaa waxa ay sheegeen in intii uu howlgalka socday ay Gacanta ku dhigeen tiro ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab, kuwaas oo loo soo gudbiyey Xabsiyada magaalada Boosaaso si baaris dheeraad ah loogu sameeyo.

Sikastaba Magaalada Boosaso ee Gobolka Bri iyo deegaanada ku dhaw dhaw ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay falal lidi ku ah amniga,iyada oo habeen ka hor Saldhiga Bartamaha Boosaaso lagu qaaday weerar ku bilaawday bambaanooyinka Gacanta laga tuuro.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts