HomeWararAkhriso:-Maxaa ka jira in dagaal lagu dilay taliyihii Ciidamada Degmada Buurhakaba?

Akhriso:-Maxaa ka jira in dagaal lagu dilay taliyihii Ciidamada Degmada Buurhakaba?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxa uu ka dhacay deegaan u dhexeeyaa degmada Buurhakaba iyo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Dagaalkaas ayaa Warar soo baxayay waxa ay sheegayeen in uu ku geeriyooday taliyihii Ciidamada degmada Buurhakaba,balse waxaa arrinkaasi beeniyay taliye ku xigeenka Ciidanka degmada Buurhakaba Aadan Isxaaq […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxa uu ka dhacay deegaan u dhexeeyaa degmada Buurhakaba iyo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Dagaalkaas ayaa Warar soo baxayay waxa ay sheegayeen in uu ku geeriyooday taliyihii Ciidamada degmada Buurhakaba,balse waxaa arrinkaasi beeniyay taliye ku xigeenka Ciidanka degmada Buurhakaba Aadan Isxaaq Cali.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in uusan waxba ka jirin Wararkaas balse uu dagaalkaas ku geeriyooday mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee ka howlgalla Gobolka Baay.

Dhinaca kale Warar ay Baraha Internet-ka ku qoreen Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in dagaalkii Galabta dhacay ay ku dileen taliyihii ciidamada degmada Buurhakaba Col,Cabdi Raxmaan Cismaan Abroone.

Majirto weli cid sidhab ah u xaqiijisay wararka ka soo kala baxay Saraakiisha Ciidamada degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts