HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo Caawa Baraawe kulamo kula leh Maamulka iyo Bulshada degmadaas

Sawirro:-Shariif Xasan oo Caawa Baraawe kulamo kula leh Maamulka iyo Bulshada degmadaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed gaaray wefdi uu hoggaaminayay  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Qaaar Kamid ah Golaha Wasiiradda. Shariif Xasan iyo wefdigiisa waxaa Baraawe ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax iyo Maamulka degmada iyo Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed gaaray wefdi uu hoggaaminayay  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Qaaar Kamid ah Golaha Wasiiradda.

Shariif Xasan iyo wefdigiisa waxaa Baraawe ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax iyo Maamulka degmada iyo Shacabka intabada.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in

Madaxweyne Shariif Xasan  uu kulamo la qaadan doono Odayaasha Dhaqanka Maamulka degmada Saraakiisha Ciidanka XGDS Kuwa Amisom iyo qeybha kala duwan ee Bulshada.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts