HomeWararMaamulka Galmudug oo gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay

Maamulka Galmudug oo gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka Galmudug. Taliye ku xigeenka Saldhiga dagmaada Cadaado Cumar Macalin Cali ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen maleeshiyaad dhac ka geystay intaa u dhexaysa Cadaado iyo Cabudwaaq oo ka tirsaan deegaanada Galmudug. Wuxuu sheegay Taliyaha Saldhiga magaalada Cadaado ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka Galmudug.

Taliye ku xigeenka Saldhiga dagmaada Cadaado Cumar Macalin Cali ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen maleeshiyaad dhac ka geystay intaa u dhexaysa Cadaado iyo Cabudwaaq oo ka tirsaan deegaanada Galmudug.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay Taliyaha Saldhiga magaalada Cadaado ayaa sheegay in raga gacanta lagu soo dhigay ayaa  u gudbiyen saldhiga  dagmaada  cadaado laalana  xisabtami doona  falaalka amaan daro oo ay ka wadeen deegaanada Maamulka Galmudug.

Sido kale,Taliyaha wuxuu  sheegay in lagu daba jiro mid kamid ah raggaasi  geystay dhaca kana baxsaday  goobta  laamaaha,ciidamada amniga ay baadi goobayaan sidii gacanta ugu soo dhigi lahaayeen.

Maamulka Galmudug ayaa dadaal ugu jira sidii loo xasilin lahaa deeganada maamulkaasi loogana hortagi lahaa dadka falalka amaandari wada.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts