HomeWararSawirro:-Wasaarada Arrimaha Gudaha oo shir ka furtay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Wasaarada Arrimaha Gudaha oo shir ka furtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo Xasilinta dalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya madax ka kala socoto Dowladd Goboleedyada dalka,xubno ka socda Gobolka Banaadir iyo Beesha caalamka,waxaana mudada halka maalin ah ee uu shirka socdi diirada lagu saarayaa sida ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo Xasilinta dalka.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya madax ka kala socoto Dowladd Goboleedyada dalka,xubno ka socda Gobolka Banaadir iyo Beesha caalamka,waxaana mudada halka maalin ah ee uu shirka socdi diirada lagu saarayaa sida ugu haboon ee loo wajahi karo xasilinta guud ahaan dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo furay shirka ayaa ka soo qeyb galayaasha kula dardaarmay iney ka aragti dhiibtaan sida ugu haboon ee lagu xasilin karo dalka iyo muhiimadda ay leedahay xasilinta.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dowlad Goboleedyada dalka kala shaqeyneyso xaqiijinta amaanka deegaanadooda iyo in hal meel looga soo wada jeesto falalka lidka ku ah amaanka dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts