HomeWararNin Ajnabi ah oo lagu dhex toogtay Xarun Hay’adda Unicef ku leedahay...

Nin Ajnabi ah oo lagu dhex toogtay Xarun Hay’adda Unicef ku leedahay D/Wadajir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dilkaan Ninka Ajnabiga ah ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir gaar ahaan Xafiiska Hay’adda Unicef ay ku leedahay Wadada laami yaraha zoobe,waxana la sheegay in lagu dhex dilay Nin u Shaqeynayay Hay’add lagu Magacaabo SKE oo qandaraasyo ka hesha Unicef. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in dilkaas uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilkaan Ninka Ajnabiga ah ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir gaar ahaan Xafiiska Hay’adda Unicef ay ku leedahay Wadada laami yaraha zoobe,waxana la sheegay in lagu dhex dilay Nin u Shaqeynayay Hay’add lagu Magacaabo SKE oo qandaraasyo ka hesha Unicef.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in dilkaas uu fuliyay mid ka mid ah Ilaalada Xarunta kadibna uu goobta ka baxsaday oo aan la qaban.

- Advertisement -

Weli macada sababta kad ambeysa dilka Ninka Ajnabiga ah ee u Shaqeynayay Hay’adda SKE una dhashay Dalka Uganda.una qaabilsanaa dhanka Cunto karinta.

Baaritano ayaa haatan socda kaas oo lagu badi goobayo Shaqsigii ka dambeeyay dilka Sarkaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts