HomeWararShirkadaha iyo Shaqaalaha ka Shaqeeya dhismaha dalka oo lagu amray in ay...

Shirkadaha iyo Shaqaalaha ka Shaqeeya dhismaha dalka oo lagu amray in ay isdiiwaan geliyaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shir  Jiraa’id uu xafiiska ku qabtaay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Soomaaliya  Eng; Saadaq Cabdulahi Cabdi  ayaa ahaa mid uu ugu hadlayaay waxqabadka Wasaaradda mudada Sideeda  bilood ee la soo dhaafay, isagona sheegaay iney waddaan  qorshayaal lagu horumarinaayo  dhismiyaasha dalka. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska ayaa marka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir  Jiraa’id uu xafiiska ku qabtaay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Soomaaliya  Eng; Saadaq Cabdulahi Cabdi  ayaa ahaa mid uu ugu hadlayaay waxqabadka Wasaaradda mudada Sideeda  bilood ee la soo dhaafay, isagona sheegaay iney waddaan  qorshayaal lagu horumarinaayo  dhismiyaasha dalka.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska ayaa marka hore sheegay in mudada kooban ay xafiiska joogaan u qabsoomay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin tayeenta iyo qiimeynta shaqaalah sii loo ogaado iney qaban karaan fuulin karaan mashaariicda waaweyn ee dalka

- Advertisement -

Sidoo kale, Wasiirka Saadaq oo hadalkiisa sii wata ayaa Yiri” Waxan fulinaay mashaaric oo ay ugu horeysaay  tijaabooyin iyo daraasad lagu sameeyay dhismiyaashi bur buray oo ugu horeysaay  bankagi  ganacsigi keydka Soomaaliyeed iyo Wasaradda Waxbarashada.waxa inoo soo baxdaay in Wasaradda iyo injineerada iyo dhamaan qeybaha kala duwaan ee waxaahaha kale  iney fuliyaan howlaha loo igmaday Wasaaradda ,waxa jiro in wasaaradda mudada ay jirtaay daahfuurtay waddo 4k iyo bar oo isku xirto  afgooye iyo carbiska oo ay iska kaashadeen dowlada norwey iyo ganacsato Soomaaliyeed  waa marki ugu horeysay dadka soomaaliyeed isku tashaadan iney dalkooda dhistaan uu soo istaagaan.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dhiska Xukuumadda Soomaaliya  Eng; Saadaq C/llaahi Cabdi ayaa hoosta ka xariiqay in heer gaba gaabo ah maraayo dhameystirka Mashruuca dhismaha   Muqisho iyo Afgooye,isagoo dhanka kale tilmaamay in dhawaan daahfurmi doona mashruucaas oo ka koobaan 23km oo ka bilabanayo E- control Afgooye  ilaa iyo Carbiska.

Dhanka kale,Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud iyo dib uu dhiska Xukumadda Soomaaliya Eng; Saaadaq C/llaahi Cabdi  ayaa ugu baaqaay Hay’adaha caalamiga iyo shirkadaha dhismiyaasha ee  ka howl gala dalka iney iska soo diwaan galiyaan Wasaradda si loola socdo waxqabadkooda.

- Advertisement -

“Dhamaan shirkadaha iyo shaqalaha ka shaqeyo dhismaha dalka ee an wali iska soo diiwan galinin wasaradda waxa la faraya  iney isa soo diiwaan galiyaan waxan kalo baaqa uu diraya shirakadaha ajaanibta  ee ku howlaan dhismiyasha guriyaha iney ayagona isa soo diiwan galiyaan”,Ayuu yiri Wasiir Saadaq C/llaahi Cabdi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts