HomeWararSawirro:-Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed

Sawirro:-Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed oo ay soo diyaariyeen Komishinka Shaqada iyo shaqaalaha. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Golaha waxaa maanta loo qabiyay Laba Hindise Sharciyeed oo kala ah Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqaalaha Ra’yidka ah iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed oo ay soo diyaariyeen Komishinka Shaqada iyo shaqaalaha.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada.

- Advertisement -

Golaha waxaa maanta loo qabiyay Laba Hindise Sharciyeed oo kala ah Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqaalaha Ra’yidka ah iyo Hindise sharciyeedka dhismaha gudiyada Shaqaalaha Ra’yidka ah kaas oo uu soo diyaariyay Komishinka Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland.

Labadan Hindise Sharciyeed waxaa kale oo weheliya Xeer hoosadyada uu ku shaqaynayo Komishinka kuwaas oo golahu ay soo akhrin doonan kadibna loo gudbin doono Golaha Shacabka Jubbaland.

Sidoo kale golahu wuxuu warbixin la xiriirta shaqada Wasaaradaha ee Sanadkii tagay ka dhagaystay qaar kamid ah Wasaaradaha Dowlada iyadoo inta dhimana lagu booriyay in fadhiyada kale ee golaha ay keenan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts