HomeWararSawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa Maanta wax uu kormeer ku tegay Xarunta ciidanka asluubta Soomaaliyeed. Xarunta ayaa waxaa tababar uga socdaa ciidamo ka mid noqon doona kuwa Asluubta,waxa uuna halkaasi uga jeediyay khudbad dardaaran ah. Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa uga digay ciidamada In ay dhibaateeyaan dadka Shacabka ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa Maanta wax uu kormeer ku tegay Xarunta ciidanka asluubta Soomaaliyeed.

Xarunta ayaa waxaa tababar uga socdaa ciidamo ka mid noqon doona kuwa Asluubta,waxa uuna halkaasi uga jeediyay khudbad dardaaran ah.

- Advertisement -

Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa uga digay ciidamada In ay dhibaateeyaan dadka Shacabka ah iyo Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee Muqdisho,isaga oo ugu baaqay in ay si wanaagsan ugu adeegaan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dhawaan ciidamadaan tababarka u socdo loo soo xeri doono,isaga oo uga mahad celiayay sida sabarka leh oo ay tababarka u qaadanayaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada kormeerka taliyaha.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts