HomeWararMadaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo ku xigeenadiisa

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo ku xigeenadiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa magacaabay Taliyaha ciidanka Booliska Puntland iyo Ku xigeenadiisa, kadib Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa saaka. Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04  January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Dawladda Puntland. Madaxweynaha dawladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa magacaabay Taliyaha ciidanka Booliska Puntland iyo Ku xigeenadiisa, kadib Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa saaka.

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04  January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Dawladda Puntland.

- Advertisement -

Madaxweynaha dawladda Puntland.

 

Markuu arkay:         Datuurka dawladda Puntland.

- Advertisement -

 

Markuu tixgeliyey:   Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

 

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire[Dool] loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.

Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magacaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magacaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu  Madaxwaynuhu saxiixo wuuna saxiixay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts