HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Madax kala duwan kula kulmay dalka Switzerland

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Madax kala duwan kula kulmay dalka Switzerland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo  Magaalada Davos ee Dalka Switzerland kaga qeyb galaya shir looga hadlayo Arrimaha dhaqaalaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay  dhigiisa Norway Erna Solberg. Kulanka labada dhinac oo qaatay daqiiqado badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo labada dal quseeya oo ay ka mid ahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo  Magaalada Davos ee Dalka Switzerland kaga qeyb galaya shir looga hadlayo Arrimaha dhaqaalaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay  dhigiisa Norway Erna Solberg.

Kulanka labada dhinac oo qaatay daqiiqado badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo labada dal quseeya oo ay ka mid ahaayeen sii xoojinta xiriirka labada Dal u dhaxeeya iyo sidii Norway u sii kordhin laheyd taageerada ay siiso Soomaaliya.

- Advertisement -

Mudane Xasan Cali Kheyre,Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa marka hore Dowladda Norwey kaga mahad celiyay taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliya.

Wuxuuna sheegay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya in Norwey si gaar ah kaga qeyb qaadato Horumarka Soomaaliya.

Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay Dalalka yar ee ka tirsan Qaaradda Afrika ee lagu marti qaaday ka qeybgalka shirka Magaalada Davos, waxaana ku matalaya Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo.

- Advertisement -

Dhanka kale,Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa magaalada Davos kula kulmay madax kala oo ay ka mid yihiin madaxweyne ku-xigeenka dalka Koonfur Africa Cyril M. Ramaphosa,,Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Mr. Tony Blair iyo Mas’uuliyiin kale oo uu kala hadlay sidii taageero xooggan loo sii lahaa.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts