HomeWararFaah faahin:- Qarax Khasaara Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Faah faahin:- Qarax Khasaara Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaara geestay oo ka saakay ka dhacay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isbitaalka Digfeer iyo Isgoyska Tarbuunka. Dhawaqa Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha degmada Hodan waxa uuna ahaa Miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaara geestay oo ka saakay ka dhacay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isbitaalka Digfeer iyo Isgoyska Tarbuunka.

Dhawaqa Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha degmada Hodan waxa uuna ahaa Miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago, sida ay inoo xaqiijiyeen ddka degaanka.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ku sugnaa goobta marka falku dhacyay yaa dalsan u sheegay in Qaraxan oo lagu aasay derbiga wado u dhow guri halkaasi ku yaalla isla markaana lala eegtay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo marayay wadada, watayna Gaari nuuca raaxada ah.

Illaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhimatay hal arday oo wadada marayay iyo dhaawaca sadex askari oo gaariga saarnaa waxaana durbadiiba gaaray goobta ciidamo ka tirsan laamaha amaanka halkaasna ka sameeyay baaritaano ay ku baadi goobayaan dhagar qabayaasha soo maleegay qaraxaasi.

Dhanka kale xiriira kala duwan oo aan la sameenay maamulka Degmada Hodan ayaa inoo suura galin in ay ka jawaabaan talefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts