HomeWararSawirro:-Ciidamada NISA oo Gacanta ku dhigay Maleeshiyaad dilal ka geystay Degmada Kaaraan

Sawirro:-Ciidamada NISA oo Gacanta ku dhigay Maleeshiyaad dilal ka geystay Degmada Kaaraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa u suurtagashay in ay gacanta ku dhigaan  Maleeshiyaad maalmihii dambe ay aad uga cabanayeen Shacabka ku Dhaqan degmada Kaaraan. Maleeshiyadkaan ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay,waxa ay dilal ka geysteen suuqa degmada Kaaraan ee M/Muqdisho taas oo sababatay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa u suurtagashay in ay gacanta ku dhigaan  Maleeshiyaad maalmihii dambe ay aad uga cabanayeen Shacabka ku Dhaqan degmada Kaaraan.

Maleeshiyadkaan ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay,waxa ay dilal ka geysteen suuqa degmada Kaaraan ee M/Muqdisho taas oo sababatay in Suqaasi uu xirmo kadibna Maanta ay dibadbaxaan dadka degaanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in Xabsiga la dhigay tiro ka mid ah Maleeshiyadkaas in kastoo uusan cadeyn tirada.

Raggaan ayaa lagu soo bandhigay Saldhigga Booliska degmada Kaaraan ee Waqooyiga Muqdisho,waxana goobjoog ka ahaa Goobta lagu soo bandhigay Gudoomiyaha degmada Kaaraan,Afhayeenka Wasaaradda amniga iyo Saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad-Sugida Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts