HomeWararSawirro:-Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la kulmay Maamulka iyo Bulshada Baraawe

Sawirro:-Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la kulmay Maamulka iyo Bulshada Baraawe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa shalay gelinkii dambe gaaray wedfi uu hoggaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax. Wefdiga Gudoomiyaha ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulsahda ku nool Magaalada Dekada leh ee Baraawe. Kulanka labada dhinac ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa shalay gelinkii dambe gaaray wedfi uu hoggaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax.

Wefdiga Gudoomiyaha ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulsahda ku nool Magaalada Dekada leh ee Baraawe.

- Advertisement -

Kulanka labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Maamulka iyo Shacabka iyo sidii ay amniga uga wada Shaqeyn lahaayeen.

Gudoomiye Najax oo weli ku sugan Baraawe ayaa sidoo kale kormeer wax uu ku tegi doonaa Garoonka Diyaaradaha iyo Dekada oo xiligaan uu dhismo dib loogu dayactirayo uu ku socdo.

Wararkii u dambeeyay ee haatan nasoo gaaraya ayaa waxa uu sheegayaa in Maanta ay macquul tahay in Gudoomiye Najax uu booqdo Dhismaha Garoonka iyo Dekada Baraawe.

- Advertisement -

Sikastaba Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay tahay Xarunta Rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed wallow haatan si KMG ah uu Maamulku ugu Shaqeeyo M/Baydhabo balse uu wado sidii loogu guuri lahaa Baraawe.

Hoos Ka Daawo Sawirrada safarka uu Baraawe ku tegay Gudoomiye Najax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts