HomeWararSawirro:-Diyaar garoow ka socda Magaalada Hobyo iyo Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan

Sawirro:-Diyaar garoow ka socda Magaalada Hobyo iyo Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisa uu ku marayo degaano ka mid ah Galmudug ayaa Maanta tegaya Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa qorsuhu ahaa in Maalintii shalay aheyd uu tago Hobyo balse uu ka baaqsaday,waxaana la filayaa in uu Maanta tago Magaalada Hobyo. Magaalada Hobyo ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisa uu ku marayo degaano ka mid ah Galmudug ayaa Maanta tegaya Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa qorsuhu ahaa in Maalintii shalay aheyd uu tago Hobyo balse uu ka baaqsaday,waxaana la filayaa in uu Maanta tago Magaalada Hobyo.

- Advertisement -

Magaalada Hobyo ayaa waxaa haatan ku sugan Xubno hordhac u ah wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee Hobyo, xildhiabano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya sida Sanoter Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Axmed Macalin fiqi.

Wefdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaano iyo Wasiiro.

Madaxweyne Faramajo ayaa markii uu tago Magaalo Xeebeedka Hobyo uu dhagaxdhigi doono Dekada Magaalada Hobyo oo la doonayo in dib loo furo.

- Advertisement -

Magaalada Hobyo ayaa waxaa haatan ka socota diyaar garoow ku aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts