HomeWararDowladda Soomaaliya oo Laba Maalin kadib Ciidamadii ka qaaday Xarunta Maamulka...

Dowladda Soomaaliya oo Laba Maalin kadib Ciidamadii ka qaaday Xarunta Maamulka G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ku dhawaad mudo 24 Saacadood ah kadib waxa Xayiraada laga qaaday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta. Arrintaan ayaa timid kadib markii xilka laga qaaday gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed,taas oo ka dhalatay xiisad Siyaasadeed. Mudo 24 Saacadood ah ayaa waxaa istaagay Shaqadii Xarunta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku dhawaad mudo 24 Saacadood ah kadib waxa Xayiraada laga qaaday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta.

Arrintaan ayaa timid kadib markii xilka laga qaaday gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed,taas oo ka dhalatay xiisad Siyaasadeed.

- Advertisement -

Mudo 24 Saacadood ah ayaa waxaa istaagay Shaqadii Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,waxana albaabda isugu dhufnaay dhammaan Xafiisyada Maamulka oo an wax Shaqo ah ka socon.

Ciidamadii ka tirsanaa kuwa xasilinta ee xaqiijinayay ammaanka Xarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa Galabta baneeyay,waxana ku wareegay Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Booliska soomaaliya.

Tallaabadaan ayaa timid kadib markii xalay Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed uu aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay,islamarkaana sheegay in xayiraada laga qaado Xarunta maamulka uuna diyaar u yahay in uu xilka wareejiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts