HomeWararRa’iisul Wsaaraha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay dalka Switzerland

Ra’iisul Wsaaraha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay dalka Switzerland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Switzerland. Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha oo ay qeyb ka yihiin mudanyaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Garoonka kasii sagootiyay Xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Geneva ee dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Switzerland.

Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha oo ay qeyb ka yihiin mudanyaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Garoonka kasii sagootiyay Xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeybgeli doona  shirka dhaqaalaha adduunka kaas oo dhawaan halkaasi ka furmaya.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeybgeli doonta Madax badan oo Afrikan ah,waxaana Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka mid yahay Madaxda lagu casuumay ee khudbadaha ka jeedin doona.

Shirkaan lagu wado in uu Ra’iisul Wasaaraha ka qeybgalo ayaa waxa uu socon doonaa mudo Saddex Maalmood ah,waxa uuna yahay markii ugu horeysay oo ay madax ka socota dowladda ka qeybgasho mudo laga joogo 30 Sano.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaas waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa madax badan oo Afrikan ah oo shirkaas ka qeybgaleysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts