HomeWararCiidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qeybo ka mid ah degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir waxa uu dagaal ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda soomaaliya. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn Ciidamo ilaalo ka hayay Wadada agmarta Hotelka Oryantel kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay wadadaas maraan iyo ciidamo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qeybo ka mid ah degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir waxa uu dagaal ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda soomaaliya.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn Ciidamo ilaalo ka hayay Wadada agmarta Hotelka Oryantel kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay wadadaas maraan iyo ciidamo kale oo isku dayay in ay xoog halkaasi ku maraan.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in dagaalkaan uu ahaa mid kooban isla markaana ay ku geeriyoodeen Afar Askari oo ka mid ahaa Ciidamadii doonayay in ay Wadadaas xoog ku maraan oo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida soomaaliya.

Maamulka degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir ayaanan weli ka hadlin dagaalka Galabta ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmaray degmada Shibis ee gobolkan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts