HomeWararIsku-Shaandheyn lagu sameynayo Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Shirar ka socda Xafiiska Ra’iisul...

Isku-Shaandheyn lagu sameynayo Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Shirar ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qorashaha ku saabsan isku-shandheynta Golaha Wasiirada iyo Magacaabista kuwo kale ayaa laga dareemaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre sida ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho. Isbedelaan la sugayo ayaa waxaa ka mid ah Magacaabista Wasiirada uu booskooda banaanyahay, sida Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musoobiooyinka, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Wasiirka Warfaafinta kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qorashaha ku saabsan isku-shandheynta Golaha Wasiirada iyo Magacaabista kuwo kale ayaa laga dareemaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre sida ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho.

Isbedelaan la sugayo ayaa waxaa ka mid ah Magacaabista Wasiirada uu booskooda banaanyahay, sida Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musoobiooyinka, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Wasiirka Warfaafinta kuwaas oo mudo dhowr bil ah uu xilkooda banaan yahay marka laga reebo Warfaafinta.

- Advertisement -

Xogaha ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay ka socdaan kulamo xasaasi ah kuwaas oo looga arinsanayo isku-shaandyentaas ka hor Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la filayo in uu dalka Dibadiisa aado.

Isku-shaandheyntaas ayaa waxa ay saameyn doontaa Wasiiro hadda xilal haya oo ay macquul tahay in ay meesha ka baxaan halka ay ka soo muuqan doonaan musharixiintii Madaxweyne Farmaajo kula tartantay doorashadii Madaxtinimada Soomaliya 8-dii Bishii Febarayo ee Sanadkii 2017.

Sidoo kale waxaa la sameyn doonaa Magacaabista taliyayaasha Booliska iyo Nabad-Sugida oo ku xiran Isku-Shaandheynta Golaha Wasiirada maadaama laga yaabo in ay u saameyso habka awood qeybsiga Beelaha.

- Advertisement -

Isku-Shaandheyntaan la filayo ayaa waxa ay imaaneysaa xili Magaalada Muqdisho ay ka taagan tahay xiisad Siyaasadeed oo ka dhalatay xilka qaadista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahaana duqa muqdisho Taabit Cabdi Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts