HomeWararDEG DEG:- Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeriyootay

DEG DEG:- Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeriyootay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa dalka Kanada ku geeriyootay Allaha u Naxariistee Fanaanadii Khadiijo Cabdullahi Daleys oo ka mid aheyd Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Sanadihii u dambeeyay ku sugnaa dalka Dibadiisa. Fanaanada ayaa ku xanuunsaneysay dalka Kanada taas oo ugu dambeyn ay ku geeriyootay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda Fanaanada ayaa Allaha u naxariistee waxa ay ka mid aheyd fanaaniinta ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa dalka Kanada ku geeriyootay Allaha u Naxariistee Fanaanadii Khadiijo Cabdullahi Daleys oo ka mid aheyd Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Sanadihii u dambeeyay ku sugnaa dalka Dibadiisa.

Fanaanada ayaa ku xanuunsaneysay dalka Kanada taas oo ugu dambeyn ay ku geeriyootay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda

- Advertisement -

Fanaanada ayaa Allaha u naxariistee waxa ay ka mid aheyd fanaaniinta ugu facaweyn fanka Soomaaliya iyada oo lagu xasuusto ka qeyb qaadashada Riwaayado farabadan iyo heeso ay qaado sida heesta

Muruqiina maalo

dhulka miro ku beera

- Advertisement -

Macdanta, dahabka

Muujiya wanaagaay.

Fanaaniinta Somaliyed ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Khadiija Daleys oo haldoorka Fanka Somaliyed ka mid aheyd.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts