HomeWararQaar ka mid ah dhaawacyadii qarixii Zoobe ee loo qaaday Suudan oo...

Qaar ka mid ah dhaawacyadii qarixii Zoobe ee loo qaaday Suudan oo laga soo dejiyay Garoonka Aadan-Cadde

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Dalka dib loogu soo celiayay maanta 27 ka mid ah dhaawacyadii 14-kii October ee Sanadkii tagay loo qaaday Dalka Suudaan,kuwaasoo xaaladooda Caafimaad ay soo wanaagsanaatay. Dadka la soo celiyay waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Khartuum ka soo sagootiyay qaar ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Dalka Suudaan, Jaaliyadda iyo Diplomaasiyiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Dalka dib loogu soo celiayay maanta 27 ka mid ah dhaawacyadii 14-kii October ee Sanadkii tagay loo qaaday Dalka Suudaan,kuwaasoo xaaladooda Caafimaad ay soo wanaagsanaatay.

Dadka la soo celiyay waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Khartuum ka soo sagootiyay qaar ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Dalka Suudaan, Jaaliyadda iyo Diplomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan uu horkacayo sii hayaha Safaaradda Axmed Ibraahim Buurfuule

- Advertisement -

Bukaanadani ayaa inta badan ka bogsaday dhaawacyadii ka soo gaaray Qaraxii Isgoyska Zoobe ka dhacay 14-kii October 2017,iyagoo ugu dambeyntii Dalka dib loogu so celiyay lagana soo dejiyay magaaalada Muqdisho.

Qaar ka Mid ah bukaanadii Caafimaaday oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u mahad celiyay dhamaan Soomaalida reer Suudaan sida ay u garab istaageen mudadii ay joogeen Suudaan, sido kale waxey mahad celin balaaran u jeediyeen dowladaha Suudan iyo Qatar sida wanaagsan oo ay ugu fidiyeen gargaarka Caafimaad.

Dhanka kale sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudan Axmed Ibraahim Buurfuule ayaa u mahad celiyay cid walba oo ka qeyb qaadatay gurmadka loo fidiyay Walaalahooda wuxuuna si gaar ah ugu mahad celiyay dowladda Qatar oo bixisay qarashkii ku baxay dhaawacyadaasi, iyo dowladda Sudan oo uu xusay in kaalin mug leh ay ka qaadatay baxnaanada Bukaanadaasi.

- Advertisement -

Waxaa xusid mudan inay dhaawacyadani ay yihiin qeybtii 5aad ee dib loogu soo celiyo Dalka,iyadoona Xafiiska Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Safaaradda Soomaaliya uu kaalin weyn ka qaatay dib u soo celinta Bukaanadani.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts