HomeWararSawirro:-Meydadka Ido la gowracay oo lagu arkay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Sawirro:-Meydadka Ido la gowracay oo lagu arkay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saakay ayaa dadka ku nool Xaafad ka mid ah degmada Howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir waxa ay ku waabariisteen arrin ay aad ula yaabeen kadib markii ay arkeen Dhowr Neef oo qalan oo Wadooyinka daadsan. Dadka ayaa markii ay saakay soo kaceyn waxa ay arkeen Wadooyinka qaar ee Xaafada Barmuudo degmada howl-Wadaag oo yalla dhowr Neef […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saakay ayaa dadka ku nool Xaafad ka mid ah degmada Howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir waxa ay ku waabariisteen arrin ay aad ula yaabeen kadib markii ay arkeen Dhowr Neef oo qalan oo Wadooyinka daadsan.

Dadka ayaa markii ay saakay soo kaceyn waxa ay arkeen Wadooyinka qaar ee Xaafada Barmuudo degmada howl-Wadaag oo yalla dhowr Neef oo Ido ah oo inta la qalay laga tegay.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday oo la soo dhigay Baraha Bulshada ay isticmaasho ayaa muujinayay Idaha oo qalan isla markaana laba laba la’isku agdhigay.

Ilaa iyo hadda macada cidda falkaan ka dambeysa maamulka degmada Howl-Wadaagna weli kama uusan hadlin.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts