HomeWararIsku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay

Isku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maanta la sameeyay isku-aadka tartanka Kubbada Cagta dowlad Goboleedyada kaas oo la filayo in uu ka furmo Garoonka Banaadir ee degmada Cabdul Casiis ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada isku-aadka lagu sameynayay ayaa waxaa ku sugnaa wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo dhamaan Wasaaradaha  Ciyaaraha iyo dhalinyarada Dowlad Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta la sameeyay isku-aadka tartanka Kubbada Cagta dowlad Goboleedyada kaas oo la filayo in uu ka furmo Garoonka Banaadir ee degmada Cabdul Casiis ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabada isku-aadka lagu sameynayay ayaa waxaa ku sugnaa wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo dhamaan Wasaaradaha  Ciyaaraha iyo dhalinyarada Dowlad Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir.

- Advertisement -

Tartankaan Kubbada Cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa Sanadkiiba mar la qabtaa waxaana Sanadkaan la filayay in uu martigeliyo Maamulka Jubbaland laakin loo soo wareejiyay Muqdisho kadib markii Jubbaland ay sheegtay in Garoonkii lagu qaban lahaa uu dayactir ku socdo

Hoos Ka Akhriso Isku-aadka Tartanka Kubda Cagta.

Group A
Banaadir
Galmudug
Jubaland

- Advertisement -

Group B
Hirshabeele
Puntland
Koonfur Galbeed 

Maalinta Khamiista ah ee soo socota ayaa la filayaa in tartankaan uu sirasmi ah uga furmo Garoonka Kubada Cagta ee Banaadir Stadium degmada Cabdul Casiis ee Gobolkaan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts