HomeWararMadaafiic lagu weeraray Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Baladweyne

Madaafiic lagu weeraray Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Baladweyne

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya Al-Shabaab oo saakay aroortii weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dadka Baledweyne ku sugan ayaa sheegaya inay maqleen saaka aroortii tiro madaafiic ah oo Shabaab ay ku soo garaaceen Saldhiga ciidamada Jabuuti, markii laga baxay […]

- Advertisement -

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya Al-Shabaab oo saakay aroortii weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dadka Baledweyne ku sugan ayaa sheegaya inay maqleen saaka aroortii tiro madaafiic ah oo Shabaab ay ku soo garaaceen Saldhiga ciidamada Jabuuti, markii laga baxay Salaada Subax.

- Advertisement -

In kastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay madaafiicdaas ayaa hadane waxaa la sheegay in qaarkood ay ku dhaceen Saldhigga.

Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ay howlgallo ka wadaan Goobihii ay saakay Waaberigii Al-Shabaab hoobiyayaasha ka soo tuureen.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaan la xiriirnay si aan wax uga weeydiino balse qaarkood waa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories