HomeWararSarkaal ka tirsan Daacish iyo ilaaladiisa oo lagu dilay Gobolka Bari

Sarkaal ka tirsan Daacish iyo ilaaladiisa oo lagu dilay Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Habeen ka hor duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari waxaa k dhcday duqeyn lala beegsaday fariisin kooxda Daacishta Soomaaliya ku laheyd deegaankaasi. Duqeyntaas oo ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka ayaa waxaa ka soo baxaya faah faahin sheegeysa in lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Kooxda Daacish. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa Barta twetter-ka ku qoray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Habeen ka hor duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari waxaa k dhcday duqeyn lala beegsaday fariisin kooxda Daacishta Soomaaliya ku laheyd deegaankaasi.

Duqeyntaas oo ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka ayaa waxaa ka soo baxaya faah faahin sheegeysa in lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa Barta twetter-ka ku qoray in Duqeyntaas lagu dilay Sarkaal Magaciisa lagu sheegay Cabdi Casiis Guure ahaa madaxda Saadka ee kooxda Daacish iyo ilaaladiisa.

Weli faah faahin dheeraad ah lagama bixin duqeyntaas,waxaana mareykanka uu todobadyadii la soo dhaafay sameeyay in ka badan 10 duqeyn kaas oo uu la beegsaday fariisimaha Al-Shabaab iyo kooxda Daacish.

Dhanka kale Taliska Ciidamada Militariga Mareykanka Afrika ee Africom ayaa War uu soo saaray waxa uu ku xaqiijiyay dilka Sarkaalkaas oo Kooxda Daacish-ta Soomaaliya u qaabilsanaa dhanka Saadka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts