HomeWararDhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Saakay ka socda Gobolka Hiiraan

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Saakay ka socda Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Gobolka hiiraan waxaa ay ka bilaabeen Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kaas looga saarayo Deegaanada Gobolka Hiiraan ay kaga sugan yihiin waqtigaan. Howlgaladaan oo Ciidamada Xooggu ku doonayaan Al-Shabaab looga saaro Hiiraan kuwaasoo dhiibaatooyin ku haya Bulshada ku nool deegaanada Gobolka hiiraan sida ay sheegen Saraakiisha ciidamada howlgalka horkaceysa. Holwgalka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Gobolka hiiraan waxaa ay ka bilaabeen Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kaas looga saarayo Deegaanada Gobolka Hiiraan ay kaga sugan yihiin waqtigaan.

Howlgaladaan oo Ciidamada Xooggu ku doonayaan Al-Shabaab looga saaro Hiiraan kuwaasoo dhiibaatooyin ku haya Bulshada ku nool deegaanada Gobolka hiiraan sida ay sheegen Saraakiisha ciidamada howlgalka horkaceysa.

- Advertisement -

Holwgalka oo ka socda degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhawaan ku dhwaaqay Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolkaas kadib hadalkii ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo.

Dhinaca kale dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in ay haatan dareemayaan dhaq dhaqaqyad ay ciidamadu wadaan,gaar ahaan xiliyada habeenkii.

Weli majirto wax dad ah ama deeagano ay la wareegen Ciidamda xoogga dalka inta uu howlgalku socday balse Saraakiishu ay sheegeen in ay faah faahin doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts