HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa caawa laga dareemayaa Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo laga sugayo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Madaxweyne Waare oo Maalmahaan ku sugnaa Baladweyne oo Galabta ku soo laabtay Jowhar ayaa wadatashiyo ku aadan Magacaabista Golihiisa Wasiirada la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Baladweyne. Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Jowhar ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa caawa laga dareemayaa Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo laga sugayo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Madaxweyne Waare oo Maalmahaan ku sugnaa Baladweyne oo Galabta ku soo laabtay Jowhar ayaa wadatashiyo ku aadan Magacaabista Golihiisa Wasiirada la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Baladweyne.

- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in weli uu Madaxweyne Waare uu wado wadatashiyadii u dambeeyay ayna macquul tahay in Maalinta Berito ah uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada.

Siyaasiyiin farabadan oo xildoon ah ayaa Caawa Jowhar ku sugan,waxaana horay u jirtay in Madaxweyne Waare iyo Xildhibaanada Hir-Shabeelle ay isku khilaafeen qaabka loo soo Magacaabayo Wasiirada walow markii dambe la xaliyay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts