HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta ku wajahan degmada Baraawe

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta ku wajahan degmada Baraawe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa Maanta la filayaa in ay tagaan degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdigiisa ayaa markii ay tagaan degmada Baraawe wax ay kormeer ku sameyn doonaan Xarumaha maamulka degmada iyo Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed ee halkaasi laga dhisay. Wararka aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa Maanta la filayaa in ay tagaan degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdigiisa ayaa markii ay tagaan degmada Baraawe wax ay kormeer ku sameyn doonaan Xarumaha maamulka degmada iyo Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed ee halkaasi laga dhisay.

- Advertisement -

Wararka aan hadda ka heleyno degmada Baraawe ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo diyaar garoowgii u dambeeyay ee ku adan sidii loo soo dhaweyn lahaa Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Ujeedada booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee Baraawe ayaa lagu sheegay sidii uu ula socon lahaa xaalada amni iyo mid nololeed ee ka jirta degmadas,isaga oo sidoo kale la kulmi doono Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Ammaanka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta aad loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa Ciidamo farababadan oo ka tirsan kuwa dowladda iyo AMISOM.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts