HomeMaqalDhageyso:-Wasiir Yariisow”Sugida amniga dalka Qalab Casri ah ayaa loo isticmaalayaa”

Dhageyso:-Wasiir Yariisow”Sugida amniga dalka Qalab Casri ah ayaa loo isticmaalayaa”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ku dadaaleya sidii loo sugi lahaa amniga dalka,iyada oo dejineysa qorshooyin Cusub sidii lagu shaaciyay Shirkii deg dega aha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ee talaadadii shalay. Wasiirka Warfaafinta  Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in la hubin doono Gaadiidka iyo in loo sameeyo Taargooyin gaar ah Gaadiidka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ku dadaaleya sidii loo sugi lahaa amniga dalka,iyada oo dejineysa qorshooyin Cusub sidii lagu shaaciyay Shirkii deg dega aha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ee talaadadii shalay.

Wasiirka Warfaafinta  Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in la hubin doono Gaadiidka iyo in loo sameeyo Taargooyin gaar ah Gaadiidka ka Shaqeeya Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in la Go’aamiyay in Sugida amniga ay qeyb ka noqdaan qalabka Casriga ah sida Kaamirooyinka Wadooyinka lagu xiro ee CCTV.

Dhamaan Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay soo hadal qaadaan sidii loo sugi lahaa amniga,waxa ayna Shacabka Soomaaliyeed ka dalbadaan in ay gacan ka geystaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts