HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Magacyada iyo Sawirrada dadkii loo qabtay qarixii Zoobe

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Magacyada iyo Sawirrada dadkii loo qabtay qarixii Zoobe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mudo bil ah kadib Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyey Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa ahaa ee Bishii la soo dhaafay ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdirxman Cumar cismaan Yariisow aya Barta uu ku leeyahay Facebook soo dhigay Magacyada iyo Sawirrada dadkii loo qabtay qarxiii zoobe kuwaas  oo kala ah. Mukhtar Mohamud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudo bil ah kadib Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyey Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa ahaa ee Bishii la soo dhaafay ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho,

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdirxman Cumar cismaan Yariisow aya Barta uu ku leeyahay Facebook soo dhigay Magacyada iyo Sawirrada dadkii loo qabtay qarxiii zoobe kuwaas  oo kala ah.

- Advertisement -
  1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –
    2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) waxaa lagu sheegay in uu ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarkaas ka yimaado.
  2. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii Waday Gaarigii Noha-da, ahaa ee ku qarxay Xaafada Ceel Qalaw waana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Nohada ayaana Ciidanku qabteen.
  3. Ali Yusuf Waceys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo.
  4. Abdullahi Abdi Warsame  Waa Darawalkii Gaariga TM ka waday ee isku qarxiyey Zoobe waxaana loo yaqaanay Maadey (Cismaan Xaaji).
    Qarixii zoobe ayaa ahaa qarixii ugu weyna ee ka dhaca Soomaaliya,waxana la sheegay in ay ku waxyeeloobeen  642 ruux, dhimashadu ay gaartay  358 , 228 waa dhaawac, halka 56 qofna weli lagu la’yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts