HomeWararDuqeymo Diyaaradeed oo Caawa ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Duqeymo Diyaaradeed oo Caawa ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ay Dalsan ka heleyso Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarado dagaal ay Caawa duqeyn ka fuliyeen deegaano ay Gobolkaas ka joogaan dagaalyahanada Al-Shabaab. Duqeyntaan ayaa waxa Caawa fuliyay Diyaarada Droneska ee Mareykanka aan duuliyaha laheyn, waxaana la sheegay in ay duqeyntas la beegsadeen Saldhiga Al-Shabaab ku leeyihiin degmada Yaaq-bariweyne. Saraakiil ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ay Dalsan ka heleyso Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarado dagaal ay Caawa duqeyn ka fuliyeen deegaano ay Gobolkaas ka joogaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Duqeyntaan ayaa waxa Caawa fuliyay Diyaarada Droneska ee Mareykanka aan duuliyaha laheyn, waxaana la sheegay in ay duqeyntas la beegsadeen Saldhiga Al-Shabaab ku leeyihiin degmada Yaaq-bariweyne.

- Advertisement -

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ee Ciidamada Mareykanka kala Shaqeeya dhanka Howlgalada Gaarka ah ayaa Idaacada Ciidamada qalabka sida u Xaqiijiyay in Duqeynta ay ka dhacday  Bar Koontarool oo  Al-shabaab ku lahayeen Degaanka Yaaqbari weyne.

Ku dhawaad Lix ka Tirsan Al-shabaab ayay sheegeen Saraakiishu in  lagu dilay weerarka Duqeynta Ciidamada Mareykanka Caawa ay ka Fuliyeen Gobolka shabellaha Hoose.

Weerarka Duqeynta Caawa Diyaaraha Mareykanka ay ka Fuliyeen Degaanka Yaaqbari weyne ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa kusoo aadaya Xili Maanta war Qoraal ah oo kasoo Baxay Wasaarada Gaashaandhigga Maraykanka lagu sheegay Duqeymo  todobaadkii u danbeeyey ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya lagu Dilay 40 ka Tirsan Al-shabaab iyo Daacish.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts