HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Shaqa abuur u sameyneysa 3500 Dhalinyaro ah

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Shaqa abuur u sameyneysa 3500 Dhalinyaro ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Bangiga Aduunka ayaa waxa ay daahfurtay wareega koowaad ee maalgelinta Shaqa abuurka ee uu bangiga uu bixiyo,waxaana Sanduuqan kobcinta hal abuurka Ganacsatada Soomaaliyeed uu taageeri doonaa 150 ilaa 200 oo Ganacsata ah kuwaas oo ka kala imaan doona dhamaan wadanka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mashruucan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Bangiga Aduunka ayaa waxa ay daahfurtay wareega koowaad ee maalgelinta Shaqa abuurka ee uu bangiga uu bixiyo,waxaana Sanduuqan kobcinta hal abuurka Ganacsatada Soomaaliyeed uu taageeri doonaa 150 ilaa 200 oo Ganacsata ah kuwaas oo ka kala imaan doona dhamaan wadanka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mashruucan ay ka faa’iideysan doonaan dad gaaraya 3,500 oo qof oo Shaqa abuur loogu sameyn doono iyada oo ay dadka ka faa’iideysanaya ay u badnaan doonaan Dumarka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kas oo qeyb galay daahfurkan ayaa waxa uu sheegay in ay tani tahay fursad u soo hoyatay dhalinyaarada Soomaaliyeed.

“Boqolkiiba sideetan Dhalinyarada Soomaaliyeed waqtigaan waa baaga muundo sidoo kale kuwa waaweyna waxa ay u badan yihiin baaga muuundo micnaheedu waxa ay tahay marka qof walba oo Soomaaliyeed ay maskaxdiisa ku jirto in uu wax dhisi karo ama Ganacsi abuuri karo dadkeenana ay baaga muundo yihiin waxa wanagsan in aan isqabadsiino Siyaasadeena dhaqaalaheena iyo amniga dalka ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kheyre”

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sii hadlayay ayaa dardaaran uu u jeediyay Ganacsatada ay Xukuumada siisay in ay ka faa’iideystaan barnaamijkaan loogana baahan yahay in ay ilaaliyaan ammaanada gacanta loo geliyay.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha iyo kan Wasiirka Maaliyadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts